Home arrow Siyaasadda | Somaliya arrow Nuur Xasan Xuseen - Ra'isul Wasaaraha
Halaagii Dhacay Looma Kala Harin
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:22
Date:30-11-2008
SOMALI STARZ TEAM IN SEATTLE XAWAALADA IFTIN
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:81
Date:23-11-2008
Somali Army 70´s and 80´s
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:246
Date:13-11-2008
BEST NIIKO-WAA IDILAA
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:368
Date:13-11-2008
Ciyaarah Dhaqanka Somali, Oromo, Cafar
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:135
Date:13-11-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

What type of government should Somalia have?
 
How do you rate President Abdullahi Yusuf?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Nov 20 2007
Nuur Xasan Xuseen - Ra'isul Wasaaraha
Written by Ali Moallim   
Tuesday, 20 November 2007

Baydhabo, (insidesomalia.org) Warar aanu ka helnay ilo xog ogaal ah ayaa waxaa ay sheegayaan in Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed uu saacadaha soo socda uu magacaabi doono Ra'iisal Wasaara cusub.

Waxaa ay wararku intaasi ku darayaan in si weyn loo hadal hayo Nin lagu magacaabo Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) oo ahaan jirey Madaxa Bisha Cas ee somaaliya kana mid ahaa ragii la soo shaqeeyey Dowladaha reer Yurub iyo Mareykanka.

Nuur Cadde ayaa waxaa uu ka mid ahaan Aqoonyahannada Dalka Dibaddiisa ku maqnaa mudadii 17-ka sano ee aynu ka soo gudubnay, inkastoo uu waqtiyo kooban booqasho ku yimid Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.

Mr: Nuur ayaa wuxuu ka tirsanaan jiray Saraakiisha Ciidamada Dowladdii hore ee Soomaaliya, gaar ahaan qeybta Booliska, walow uu muddooyinkan dambe ahaa nin ka shaqeeya Arrimaha Gargaarka Bani'aadannimada, horay waxaa Xilka Ra'iisal Wasaarenimada u daneynayay in ay qabtaan xubno ka soo jeeda Belaha Hawiye oo ku jiraan Baarlamaanka Soomaaliya, kuwaasi oo uu ka mid ahaa Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Maxamuud Guuleed iyo xubno kale.

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa maalmahan waday la-tashiyo uu la yeelanayo Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ugu jira Beelaha hawiye.

Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >